Kandiyohi County Fair Booth

Ka Qayb Qaado!

Nagala soo qaybgal dhacdooyinka maxalliga ah, taageer musharraxiinta maxalliga ah, nala tabaruca, ka qaybgal shirarka, iyo inbadan

Codka jamhuuriyadda soomaaliya

Kulamada billaha ah ee Degmada Kandiyohi ee DFL waxaa laqabtaa Talaadada ugu horeysa bisha markay tahay 5:30 pm galabnimo. Isku qor xiriiriyaha Zoom adigoo soo gudbinaya foomka hoose.

PO Box 543
Willmar, MN 56201

320-403-4843

  • Facebook
  • Twitter
  • Instagram
Sida Looga Qayb Qaato:

Waad ku mahadsan tahay soo gudbinta!